Skolbanken Logo
Skolbanken

Årskurs:

F - 3

Af-soomaali

Bålbroskolan, Norrtälje · Senast uppdaterad: 12 februari 2021

Buuga bilow wanagsan. 3-bayj ayaynu insha alah Jimce walba qoreynaa hadaad ka gaadhi waydo intaas insha alah guriga ku soo dhamaystira.

                                           Ardaydu waxa ay baran doonaan dhibahan soo socda.

Ardaygu waa inuu fahmi karo oraah fudud oo isaga khusaysa, qoyskiisa ama deegaanka ku xeeran.

  Eleven förstår enkla uttryck som gäller eleven själv, dennes familj och närmaste omgivningen

  Ardaygu wuu fahmayaa tilmaamo fudud oo la siiyo.

 Eleven förstår enkla instruktioner

Ardaygu dadka wuu salaami karaa, su´aal buu weydiiyaa wuuna ka jawaabaa su’aalaha fudud

 Eleven hälsar, ställer och besvarar enkla frågor

 Ardaygu si fudud buu uga hadlaa arrinta taagan markaa.

Eleven samtalar om bekanta ämnen på ett enkelt sätt 

Ardaygu wuu yaqaannaa xiriirka ka dhexeeya dhawaaqa iyo xarafka.

 Eleven kan sambandet mellan ljud och skrivtecken

Ardaygu wuu guuriyaa erayo.

 

 

 Eleven kopierar ord

 

 

 


Läroplanskopplingar

Innehåller inga läroplanspunkter

Matriser i planeringen

Innehåller inga matriser

Uppgifter

Innehåller inga uppgifter

Varför Skolbanken?

Alla delar med alla

Planeringar i Unikum

Vem driver Skolbanken och varför?

Vem äger materialet?

Hjälp och support

Academy

FAQ

Ge oss feedback