👋🏼Vi håller på att göra om Skolbanken med nytt gränssnitt och nya förbättrade funktioner! Ta en smygtitt på Nya Skolbanken här

Skolbanken – inspiration och utveckling från hela landet

Umaddi waa afkeeda

Skapad 2018-10-17 10:02 i Enheten för flerspråkighet Ale
Grundskola F – 9
Waxaan kaga hadli doonaa dalkeenii Soomaaliya. Waxaanu uga hadli doonaa si ardaaygu cilmi guud uga helo dalkii hooyo oo laga yaabo qaarkiin inaysan weligood arkin.

Innehåll

 

Buuga Umadi waa afkeeda waxaan soo marnay boggaga 1-10, waxaana ka jawaabnay su´aalihii la xiriiray boggagaas. waxaa noogu xigi doona in aan qaadano boggaga 11-23. waxaana sameeyn doonaa imtixaan qaybeedkii oo dhici doona 15november.

 

 

Uppgifter

  • Ka soo sheekee wixii aad dalkaadii ka ogaatay ilaa iyo meesha aad aqriday