Skolbanken Logo
Skolbanken
Logga in
keyboard_arrow_left

Ämnen:

Modersmål

·

Årskurs:

7 - 9

Grammatik:ordklass----Naxwaha: qaybaha hadalka

Vi kommer att lära oss grammatiska regler på somaliska och jämförelse med svenska. vi ska lära följande ordklasser: substantiv, adjektiv, pronomen och verb. Gemensamma genomgångar på Powerpoint. Substantiv böjning, plocka ut adjektiv från olika texter. Verbs tider, meningsbyggnad arbeta enskild och tillsammans med klasskamrater. Waxaan baran doonnaa qawaaniinta naxwaha ee af-Soomaaliga iyo isbarbardhigga Iswidishka. Waxaan kale baran doonaa qaybaha hadalka. Waxaana ka mid ah ereyadaan soo socda: magacyada, tilmaamaha, magac u yaalada iyo falalka. Si Wadajir ah ayaan ku sharixi doonnaa Powerpointga. tusaale ahaan sida loo rogrogo magaca, tilmaamahaha oo aan ka soo qaadan doonno qoraalo kala duwan,wakhti faleedka,dhisidda jumladaha hadalka shaqsi ahaan iyo wadajirka ardayda kale.

Flerspråkighet, Stenungsund · Senast uppdaterad: 6 maj 2020